Xubin ka baxay guddigii uu Magacaabay Shiikh Aadan Madoobe

Xubin ka tirsanaa Guddigii uu magacaabay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa ka cudurdaartay ka mid noqoshada guddiga Shiikh Aadan Madoobe ayaa guddigan u xilsaaray iney soo baaraan dhacdadii nidaam darada ee 7dii bishan ka dhacday Xarunta Golaha, halkaasoo dhowr Xildhibaan ay fowdo ka sameeyeen fadhiga, halka mid ka mid ah Xildhibaanada uu Guddoonka ku tuuray caag. … Continue reading Xubin ka baxay guddigii uu Magacaabay Shiikh Aadan Madoobe